Ilaalo Madaxweyne oo soo riday Diyaarad kor kala socotay xayiraada shacabka

Ciidammada ilaalada madaxtooyada dalka Sudan ayaa soo riday diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo kor kala socotay xayiraada dowlada kusoo rogtay shacabka si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus. Wargeys kasoo baxa dalka Sudan ayaa qoray in ciidamada ilaalada Madaxweynaha dalka Sudan soo rideen diyaaradan xayiraada dadka la socotay xili ay dul mareysay guriga uu degan … Continue reading Ilaalo Madaxweyne oo soo riday Diyaarad kor kala socotay xayiraada shacabka